Ra’isul Wasaare Xamsa Barre oo kulamo kalsooni raadin ah kawada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Muqdisho kawada kulamo uu la qaadanayo xildhibaano katirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xamsa Barre ayaa si gaar ah kulamo ula yeelanaya xildhibaanada ugu saameynta badan golaha shacabka, waxa uuna ka codsanayay in ay ku taageeraan sidoo u heli lahaa codka kalsoonida xildhibaanada … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamsa Barre oo kulamo kalsooni raadin ah kawada Muqdisho